Israel ayaa la sheegay iney duqeyn ka fulisay dalka Yemen qeybaha ay joogaan kooxda Xuutiyiinta ee Iran taageerto Bartilmaameedka weerarka ay Israa’iil ku qaaday Yemen,...
Israa’iil, waxay joogteysay weerarrada ay tan iyo horraantii maanta ka geysanayso bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Iran. Waxaa goor dhow laga maqlay gudaha Tehran qaraxyo ka...
Dowladda Turkiga ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan weerarka ay İsraa’iil ka geysaneysa gudaha Iran. By Mohamed Ibrahim Madaxweyne Recep Tayyip ErdoÄŸan ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidamada Badda Israa’iil ALOF Deved Salami ayaa ku dhintay duqeyntii ugu dambeysay ee ay Iran ka geysatay dhulka ay yuhuudu xooga ku qabsatay. Wararka...
Telefishinka Israa’iil ee Channel 13 , ayaa xaqiijiyay IN RW Netanyahu uu ka baxay Israa’iil, xilliga uu bilowday weerarka Iran ee xalay ku qaaday Telaviv,...
Guddoomiyaha Guddiga amniga Baarlamaanka Iran, Ebrahim Azizi ayaa shaaca ka qaaday inay Israa’iil bilowday xiriiro ay la sameynayso dalalka dhexdhexaadka ah, si ay Iran ugu...