Khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo Khaatumo oo meel xun gaaray iyo eedeyn la isku jeediyay
Xiisadda siyaasadeed ee Puntland iyo SSC-khaatumo ayaa ka sii dartay kaddib markii ay saaka hadallo kulul is dhaafsadeen mas’uuliyiinta labada dhinac. Madaxweyne ku xigeenka Puntland,...