Russia iyo dal walba oo la ganacsada, Maraykanku wuxuu ku soo rogi doonaa canshuur ah 500%. Sharcigan waxaa ka soo shaqeeyey Senator Lindsey Graham. Haddii...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka la dhaqan-gelinayo laga bilaabo 21-ka June 2025, sida...
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horey u soo noqday Wasiir heer federaal iyo Madaxweyne goboleed ayaa soo saaray War saxaafadeed uu uga hadlayo arrimaha amniga iyo...
Dowladda Turkiga ayaa si weyn u kordhisay joogitaankeeda ciidan ee gudaha Soomaaliya, iyadoo halkaas u dirtay 500 askari oo cusub. Talaabadan ayaa qeyb ka ah...
Shabakadda wararka ee “CNN” ayaa iyadoo soo xiganaysa mas’uuliyiin Maraykan ah shaacisay in Mareykanku helay xog sirdoon oo cusub oo muujinaysa in Israa’iil ay isu...
Afhayeenka militariga ee kooxda “Ansaar Allah” (Xuutiyiinta), Yahya Saree, ayaa waxa uu sheegay in lagu beegsaday garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee Tel Aviv gantaal ballistic...