Dowlada Somalia oo wada qorshe ay kaga hortageyso hubka Al Shabaab lasoo degaanCabdi CadeJuly 4, 2018 by Cabdi CadeJuly 4, 20180 Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in dowlada wado qorshe ay ku dooneyso in looga hortago hubka kooxaha Al Shabaab iyo Daacish kala soo degaan... Read more
Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay Saraakiil Ciidan (Akhriso Magacyada)Cabdi CadeJuly 4, 2018 by Cabdi CadeJuly 4, 20180 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da... Read more
Jaamacada Jazeera oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa ardayda dhameysatay dugsiyada sare Cabdi CadeJuly 4, 2018July 4, 2018 by Cabdi CadeJuly 4, 2018July 4, 20180 Jaamacadda Jazeera oo ku caan baxday Aqoon tayeysan & Akhlaaq wanaagsan waxay ogeysiineysaa dhammaan ardayda dhameysatay dugsiyada sare in ay Jaamacaddu qaadaneyso arday cusub sanad... Read more
Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Qarax Khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamo Kenyan ahCabdi CadeJuly 4, 2018July 4, 2018 by Cabdi CadeJuly 4, 2018July 4, 20180 Ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya oo marayay Deegaanka Lafey ee hoos tagta degmada Mandheera ayaa lagu weeraray qarax Miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay, waxaana... Read more
Wasaaradda Difaaca Somalia & Saraakiil Caddaan ah oo ka wada hadlay qorsheyaal Milateri (Daawo Sawirro)Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 20180 Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga Yurub iyo... Read more
Wasiirka Arrimaha dibedda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay danjire Max’ed Al-Xamaadi (Daawo Sawirro)Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 20180 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Somalia danjire Maxamed Axmed Cusmaan Al-Xamadi.... Read more
Raisul wasaare Kheyre oo kormeeray xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyed (Daawo Sawirro)Caydiid AliJuly 3, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 20180 Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska guud ee Ciidanka Booliska, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyey... Read more
(Daawo Sawirro) Dowlada Somalia, Bankiga Adduunka & Beesha caalamka oo ka wada hadlay..Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 20180 Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee digitaalka ah Mudane Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa magaalada Nayroobi... Read more
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhex qarxay Soomaalida & Oromada ItoobiyaCaydiid AliJuly 3, 2018July 4, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 2018July 4, 20180 Dagaal xooggan ayaa la sheegayaa inuu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda gobolka Oromada ayna wada degaan qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada.... Read more
Xuseen Max’ed Nuur oo kulan muhiim ah la qaatay qeybaha bulshada G/Banaadir (Daawo Sawirro)Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 2018 by Caydiid AliJuly 3, 2018July 3, 20180 Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa Maanta la kulmay qeybaha Bulshada gobolka Banaadir isagoo sheegay in la dejiyey istraatijiyad... Read more