Dayuurado dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Kenya ayaa maanta duqeyn ka geystay degaano hoos yimaada gobolka Gedo ee koonfurta Somalia. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta...
Baarlamaanka Pakistan ayaa lagu wadaa in markii ugu horeysay ay ka mid noqoto haweeney asal ahaan kasoo jeedo Afrika, taasoo oo sumcad u soo hoyneysa...
Qarax ciidamada Kenya lagula eegtay degaan ka tirsan gobolka ku yaalla Xeebta ee Lamu sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Gaari dagaalka ah...
Shacabka magaalada Jigjiga ayaa billaabay inay nadiifiyaan wadooyinka Magaalada oo burbur badan uu daadsanaa kaasoo ka dhashay rabshadihii maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas Waxyaabaha...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta qeybo kamid ah magaaladaasi lagu arkay meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada...