Soomaali ku dhaawacmay duqeynta Israel oo laga soo badbaadiyey Iran (Sawirro)
Howlwadeenada Safaaradda JFS ee wadanka Turkiga ayaa sheegay iney ku guulaysteen inay xuduuda Iran soo dhaafsiiyaan una soo gudbiyaan dhanka Turkiga muwaadin Soomaaliyeed oo lagu...