Maraykanka oo shacabkiisa ka soo celinaya Malaayiin Ukumo ah & Sababta ka dambeysaCaydiid AliApril 15, 2018April 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 20180 Mareykanka ayaa amar ku bixiyay in dib loo celiyo 200 Milyan oo Ukun ah ka dib markii la ogaaday inay ku jirto Bakteeriyada Salmonella oo... Read more
Maxaa ka soo kordhay xayiraadii dowlada federaalku saartay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur?Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 20180 C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta ka horjeeda dowlada Somalia ayaa dhowr ka bilood ka dib maanta safar ugu ambabaxay dalka Kenya. Siyaasiga... Read more
Doorashadii ka socotay Dhuusamareeb oo la soo gebagebeeyey & Musharax ku guuleystay (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 20180 Doorashadda kursi ka banaanaa Golaha Shacabka ayaa goor dhow lagu soo gebagebeeyey Magaalada Dhuusamareeb, xarunta Maamulka Galmudug. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay labo musharax oo... Read more
Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa oo xukun adag ku riday Abwaanad Naciimo QoraneCaydiid AliApril 15, 2018April 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 20180 Maxkamada Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa saaka xukun saddex sano oo xabsi ah ku riday Naciimo Abwaan Qorane oo ah haweeney ka soo jeeda... Read more
Maxaa looga hadlayaa shir Madaxeedka Jaamacada Carabta ee maanta ka furmaya Damaam? (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 20180 Hogaamiyayaasha dalalka Carabta ayaa kulan ku yeelanaya magaalada ku taalla bariga dalkaasi sacuudiga ee Damaam. Kulankan ayaa ah mid sanadle ah oo ay yeeshaan ururka... Read more
Doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka oo maanta ka dhaceysa DhuusamareebCaydiid AliApril 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 20180 Doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa iney ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb oo ah xarunta Maamulka Galmudug. Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa... Read more
RW Khayre oo digniin adag siiyey taliyeyaasha Booliska & Madaxda degmooyinka Muqdisho (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 2018April 15, 20180 Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha booliska, iyadoo kulankaasi ay goob joog... Read more
War murtiyeed: Shir Wasiiro ka tirsan dowlada dhexe & dowlad goboleedyada ugu dhamaaday GaroweCaydiid AliApril 15, 2018 by Caydiid AliApril 15, 20180 Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka... Read more
Haweeney caawa isku daldashay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxayaCaydiid AliApril 14, 2018April 14, 2018 by Caydiid AliApril 14, 2018April 14, 20180 Haweeney ka tirsaneyd qoys degan degmada Yaaqshiid gaar ahaan agagaarka daarta Wiif ayaa caawa isdal dashay sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Xaawo Cali... Read more
Maamulka gobolka Banaadir & taliska booliska oo wadajir u soo saaray awaamiir cusub (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 14, 2018April 14, 2018 by Caydiid AliApril 14, 2018April 14, 20180 Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Dugsiga Tababarka Booliska Jenaraal Kaahiye kaga qeyb galay shir ku saabsanaa xoojinta wada... Read more