Bangiga adduunka oo amaanay Hormarka Somalia ay ka sameysay lacagaha la isugu gudbiyo Taleefoonada.
Bangiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkaan kordhi doono 3-4%, bangiga ayaa daabacay qiimeyntiisii saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya taasi oo...