Xubno Xaldoon ah oo loo kala dirayo Xarumaha maamul goboleedyada (Akhriso Magacyada)

Xildhibaano katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay tagaan xarumaha maamul goboleedyada dalka si ay xal uga gaaraan khilaafka u dhaxeeya dowlada Federaalka iyo maamul goboleedyada.

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa lagu magacaaby min 10-xubnood oo katirsan Aqalka sare oo loo kala dirayo shanta maamul goboleed ee dalka.

Xubnahan Aqalka sare katirsan ayaa lagu wadaa in ay dhax dhaxaadiyaan dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada dalka oo hada khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay xiriirkooduna uu xumaaday.

Halkan ka Akhriso magacyada Wafuuda loo kala dirayo xarumaha maamul goboleedyada

- Advertisement -