Sarakiishii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxay tacsi u dirayaan Xaaska iyo ubadka uu ka geeriyooday Marxuum DR. CUMAR AXMED CUMAR oo ahaan jiray...
Xaflad ballaaran oo ay ku qelin jebiyeen dufcadii koowaad ee dhameysatay taqasuska shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Hirgelinta taqasuskan...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan magaaladaasi ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah oo la...
Koox saraakiil hore oo dhinaca amniga Qaranka Mareykanka ah ayaa ku booriyay Maamulka madaxweyne Trump inuu dib u eegis ku sameeyo warbixin muran badan dhalisay...
Xildhibaano katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay tagaan xarumaha maamul goboleedyada dalka si ay xal uga gaaraan khilaafka u...
Tan iyo markii uu billowday nidaamka federaalka ee Soomaaliya ay qaadatay waxaa soo baxayey ismaandhaaf u dhaxeeya maamul goboleedyada (dawlad goboleedyo) iyo dawladda dhexe. Dhowr...
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen in ay wadahadal la furaan Dowlada Federaalka Soomaaliya sidoo kale uu...