Ing. Saalax Shiikh Cusmaan oo ahaa Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda federaalku ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed....
Kooxda Taliban ayaa sheegtay in wadahadallada u socda ee ay la leedahay Mareykanka diiradda lagu saarayo oo kaliya sidii ciidamada ajnabiga looga saari lahaa dalka...
Kooxda Daacish ayaa dhawaan shaacisay in dagaal xoogan oo ay Al Shabaab kula galeen deegaan kuyaala duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ku dileen dagaalyahano...
Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hada si toos ah uga socota hool kuyaala magaalada...