Tuesday, March 5, 2024

Wasaarada Maaliyadda iyo Ganacsaada Gobolka Banaadir yaa shacabka u wanaagsan?

Maalmahaan waxaa socdey khilaaf  u dhexeeya Ganacsatada  Gobolka Banaadir iyo Xukuumadda dhexe gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda, waxaa la isku heyaa amar ay soo rogtey Wasaaradda Maaliyadda...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo wareegto ku Magacaabay Guddoomiye cusub

WAREEGTO Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee November 29, 2021 kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada gaarka ah ee dowlada Somalia  howlgal qorsheysan ku qaaday degaanka Dugule ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa la sheegay iney halkaasi ku burburiyeen saldhig...

Muxuu RW Xamse kala hadlay Xildhibaanada laga soo doorto Puntland? (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay Xildhibaannada labada Aqal...

Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano Muhiim ah (Sawirro)

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah...

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay xaalada ka taagan magaalada Baydhabo

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xiisada iyo rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo, oo ka dhashay xarig shalay magaaladaasi loogu...

Ruushka oo gacanta ku dhigay rag u dhashay UK oo lagu qabtay Dagaalka Ukraine

Dalka Ukraine uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Dalkaasi iyo kuwa Ruushka ee duullaanka ku qaaday ayaa waxaa ku biiray dagaalyahano...

Wararkii Ugu Dambeeyay weerarkii ka socday Hotelka Xayaat iyo sida hada xaal yahay

In ka badan 15-saacadood oo xiriir ah ayaa dagaal toos ah waxa uu ka socdaa hotelka Xayaat ee kuyaalla Muqdisho, waxaana hotelka weerar ku...

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubaland ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka...

Rag iska dhigay Madaxweynaha dalka Kenya oo Xabsi la dhigay !!(Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay 7-nin oo lagu eedeeyay in ay iska dhigeen Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta si ay ganacsade caan ah...

News in English

Transitioning from a Rigid to a Flexible constitution

Shifting from a rigid parliamentary to a flexible presidential constitution is an inclusive process that is handled with careful consideration and strategic planning. This...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...