Friday, February 23, 2024

Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 oo sare u sii kaceysa

Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in 24kii saacadood ee la soo dhaafay laga helay cudurka Coronavirus dad gaaraya 209 qof dalka oo dhan. “Maanta arbaco...

Mareykanka oo shaaciyey in la arkay balloon labaad oo Shiinaha u basaasaya

Waaxda Difaaca Maraykanka (The Pentagon) ayaa shaacisay in la arkay Buufinkii 2-aad ee Basaaska ee Shiinaha maalin kadib, markii balloonkii 1-aad lagu arkay Hawada...

Hogaanka Ahlu suna oo caawa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Dhuusamareeb

Xarunta Inji ee magaalada Dhuusamareeb waxaa kulan deg deg ah uu uga socdaa caawa hoggaanka ugu sareeya Maamulka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug...

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Dadkii lagu laayay magaalada Gaalkacyo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa si kulul u canbaareeyay dadkii shacabka ahaa ee xalay sida arxan darada ahaa loogu laayay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire Pirkka Tapiola (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Finland u fadhiya dalkeenna Mudane Pirkka Tapiola. Madaxweynaha dalka iyo...

Maxkamadda sare ee Puntland oo talo sharci kasoo saartay Go’aankii Isimada Khaatumo

Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada sare ee maamulka Puntland Axmed Sh Cumar Xasan, ayaa talo sharci kasoo saaray go'aankii Isimada SSC Khaatumo ee ku aadanaa ka...

Hooyo Soomaali ah & Wiilkeeda oo ku dhintay shil ka dhacay Maraykanka (Magacyada)

Sida ay baahiyeen Warbaahinta Maraykanka qaarkood hooyo Soomaali ah iyo wiil ay dhashay ayaa ku naf waayey shil gaari oo ka dhacay gudaha dalkaas. Shilkan...

Guddiga doorashada heer Federaal oo goordhaw doortay Guddomiye cusub (Yaa watay)

Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal ayaa goordhaw doortay guddomiye cusub, kadib markii xilka laga qaaday guddomiyihii hore ee guddigaasi Maxamed Xasan Cirro oo lagu...

Mid kamid ah Dalalka Yurub oo qorsheenaya in dalka dib ugu soo celiyo 1,600...

Dowlada Norwey ayaa la sheegay in ay wado qorshe ay Soomaaliya dib ugu soo celineyso dad gaaraya 1,600  qof oo Soomaali ah, waxaana dadkan isugu...

News in English

Ethiopia’s Provocations Have Prompted Somalia to Consider a Thoughtful Response

Mindful consideration is essential in navigating the tensions arising from Ethiopian provocation and determining Somalia's responsive actions. Deliberate thoughtfulness is critical in fostering diplomatic...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...