Milatariga Sudan oo shaaciyay in Xilka laga tuuray Al Bashiir Xabsina loo taxaabay (Akhriso Go’aano Adag)
Milatariga dalka Sudan ayaa xilka ka tuuray Madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir oo mudo 30-sano ah hayay talada dalka Sudan, waxaana ugu dambeyn Al Bashiir...