Wax ka ogow qorsha cusub ee bixitaanka AMISOM ee loo gudbiyay Golaha Ammaanka
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Golaha AMmaanka ku-boorriyay in aan la dhimin shaqaalaha howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM illaa...