Saraakiisha Ciidamadii ku dagaalamay magaalada Boosaaso oo la isku keenay
Dhawwaan waxaa xal buuxa laga gaaray dagaalkii magaalada Boosaaso ku dhaxmaray ciidamada PSF ee taabacsanaa Maxamuud Diyaano iyo ciidamo kale oo ka ammar qaadanayay Madaxweynaha...