Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano ku dhisan oo...
Moscow ayaa askareyneysa rag Suuriyaan ah oo xirfad u leh ku dhex dagaalamidda magaalooyinka, si ay uga dagaalamaan Ukraine, kadib markii ay ku adkaatay ciidamada...
Ciiddanka Raashiya ee Duullaanka ku qabsaday qeybo ka mid ah dalka Ukraine ayaa la sheegay inay dileen Duqii magaallada Hostomel ee dalka Ukraine, Yuriy Ilyich...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa shaaciyey inay dhigiisa Raashiya iyo Ukraine ay Kulan toos ah ku yeelan doonaan magaallada loo Dalxiis tago...