Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Hirshabelle oo shaacisay habraaca doorashada 3 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kuraastooda kala ah HOP010, HOP030, HOP066 kuwaasoo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baladweyne.

Related posts

Wasaaradda amniga oo soo saartay ammar ku socda dadka hubka Sharci darrada ah ku heesta Muqdisho

Cabdi Cade

Cudur lagu yaqiinay dalalka soo koraya oo ka dilaacay Qaaradda Yurub

Caydiid Ali

Somaliland oo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro labo Telefishin

Cabdi Cade
Taboola Ads ---