Xildhibaan ku dhaw Madaxweyne Farmaajo oo ku lug leh Shabakad sameysa dollar been abuur oo…
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen shabakad ku shaqeysata lacag dhiqidda iyo Doollarka...