Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ku eedeeyay dowlada Federeaalka Soomaaliya in iyadu sabab u tahay colaado iyo dilal kala duwan oo maalmihii lasoo...
Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey iyagoo gacan ka heleysa Cilmi baarayaal iyo Hayadaha u dooda Xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay iney hoos u dhaceen...
Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday Madaxweynaha...
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeymo kala duwan sanadkan ka fuliyay qeybo badan oo katirsan Soomaaliya, waxaana inta badan duqeymahan lala beegsaday xubno katirsan Al Shabaab....
Waxaa aad u yaraatay hadal heynta iyo xiisaha doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, kadib is casilaadii...