Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Hanti Dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa
Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf mudooyinkan u dhaxeeyay Hanti Dowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye iyo kuxigeenkiisa Cali Abuukar , khilaafkan ayaana ahaa mid mudooyinkii lasoo dhaafay...