Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay fiidkii weerar madaafiic ah ku qaaday saldhig ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ku leeyihiin xaafada...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in taliska guud ee Booliiska federaalka Soomaaliya magaalada Muqdisho uga yeereen in uu yimaado Taliyaha Qeybta Booliska...