Allbanaadir.com
NEWS

Ilhan Cumar Aabaheed oo geeriyooday iyo Warbaahinta Mareykanka oo shaaciyay in…

Xildhibaanada asalkeedu Soomaaliga yahay ee  Ilhaan Cumar kana tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa shaacisay in aabaheed geeriyooday, kadib fariin ay soo dhigtay baraha bulshada  ay ku leedahay.

Ilhaan Cumar ayaana fariinteeda oo murugo xumbaarsaneyd ku sheegtay in uu geeriyooday aabaheyd Nuur Cumar Maxamed, mana sheegin Ilhan xanuunka uu u geeriyooday aabaheed.

Warbaahinta dalka Mareykanka qaarkood oo ka hadlay geerida aabaha dhalay Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa sheegay in uu u geeriyooday cudurka safmarka ah ee Caronavirus uu la xanuunsanaa.

Ilhan Cumar oo ah gabar muslim ah asalkeeduna Soomaali yahay ayaa kamid noqtay xildhibaanada ugu caansan Mareykanka , waxa ayna marar badan dagaal siyaasadeed la gashay Madaxweynaha Mareykanka trump.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Golaha Wasiir oo ansixiyay xeer muhiim ah iyo heshiis dowlad lala galay

Cabdi Cade

Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Bariire iyo Aw-dheegle oo la dalacsiiyey (Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Mid ka mid ah Isbitaalada ugu casrisan Bariga Afrika oo Muqdisho laga dhisay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---