Ciidamo katirsan maamulka Puntland, oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo warramayaa in ay isaga soo baxeen farumaha hore ee dagaalka, gaar ahaan difaacyadii...
Maamulka  Puntland, ayaa shaacisay in aysan beesha caalamka wax taageero maaliyadeed ah uga helin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Daacish, ee tan iyo bilowgii sannadkan...
Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port Sudan, taasoo si weyn u carqaladeysay...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u sheegay in uusan ka qeyb galeyn shirka Golaha Wadatshiga Qaran ee ka furmaya magaalada Muqdisho,...