Soomaali kasoo laabatay dalka Eritrea oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay qaxooti Soomaaliyeed oo sanado badan kunoolaa dalka Eritrea, kuwaa oo doortay in dalkooda hooyo dib loogu celiyo...