Allbanaadir.com
NEWS

Markaska Albaani Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya qurbo joogta Somaaliyeed

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri ah oo looga bartay waxbarsho tayo leh in uu bishan qaadanayo arday cusub caruur iyo dad waawaynba leh.

Waxa dugsiga kuugu diyaaraa macalimiin khibrad leh iyo manhaj waxbarasho oo tayo leh,adigoo udhiganaaya hab casri ah oo ONLINE ah.

Maadooyinka dugsiga lagu dhigan-doonaa waa sidan :

• Quraanka kariimka ah
• Higaad
• Ducooyin(adkaar)
• Axaadiis
• Tafsiirka quraanka
• Siiro
• Luuqda carabiga
• Fiqhi

WAXA AAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

E-MAIL: markasualbaani@gmail.com

Whatsapp: +252634734474
Skype: Markis Al-baani Online

Viber/ imo: +252634734474

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Meydka Wiil maalmahan la raadinayay oo saakay laga helay Xeebta Kawaan Bari

Cabdi Cade

Wasaarada Waxbarashada oo digniin siisay Jaamacado laga qaadayo talaabo adag

Caydiid Ali

Turkiga oo ka xumaaday xil ka xayuubintii Wasiir Jaamac

Caydiid Ali
Taboola Ads ---