Allbanaadir.com
NEWS

Xil ka qaadis lagu sameeyay Maxamed Cusmaan Qalaafow (Akhriso Digreeto)

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan Maxamed Cusmaan Qalaafow.

Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle ayaa Gudoomiyaha cusub ee degmada Baladweyne u magacaabay  Maxamed Axmed Ibraahin (Foodcadde) , waxaana xil ka qaadista Gudoomiye Qalaafow kusoo aadeysa xili Gudoomiye cusub dhawaan loo magacaabay gobolka Hiiraan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerar lagu qaaday Hotel kuyaala Nairobi iyo Rasaas socota

Cabdi Cade

Dhismihii Ergada Joogtada Liibiya ee QM oo albaabada loo laabtay iyo sababta keentay

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay shaqaaqadii maanta ka dhacday Belad-weyne

Caydiid Ali
Taboola Ads ---