Kenya oo Muqdisho kusoo celisay 17-ruux oo Soomaali ah oo kusii jeeday dalka…Cabdi CadeOctober 22, 2018October 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 2018October 22, 20180 Dowlada Kenya ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo celisay 17-ruux oo Soomaali ah oo kusii jeeday magaalada Kampala ee dalka Uganda, dadkan lasoo celiyay ayaana... Read more
Paul Biya oo markii 7-aad ku guuleestay in uu Madaxweyne noqdoCabdi CadeOctober 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 20180 Madaxweynaha dalka Cameroon Paul Biya oo 85-sano jir ah ayaa markii 7-aad oo xiriir ah ku guuleestay in uu noqdo Madaxweyne, kadib doorasho muran badan... Read more
Dagaal ay ku dhinteen dad ka badan 40-qof oo maanta ka dhacay deegaanka DhumayCabdi CadeOctober 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 20180 Waxaa maanta Deegaanka Dhumay oo qiyaastii 45 kiilo mitir xagga koonfur galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka dhacay dagaal dhiig badan... Read more
Boqor Salmaan oo ka tacsiyeeyay dilkii loo geestay Wariye Jamal KhashoggiCabdi CadeOctober 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 20180 Dowlada Sacuudiga ayaa dhawaan qirtay in la dilay Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa Boqortooyada, waxaana qaabka ay Sacuudiga u dhigeen dilka Wariyaha uu noqday mid... Read more
Akhriso :Shan qodob oo ay maamul gobolleedyada ku diidan yihiin wada shaqeynta Dowlada DhaxeCabdi CadeOctober 22, 2018October 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 2018October 22, 20180 Waxa ay dadku isweydiinayaan sababta ay maamul goboleedyadu u gadoodsan yihiin isla markaana xiriirka ugu jareen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Si dadka Soomaaliyeed u fahmaan xaqiiqada... Read more
Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta kormeer ku tagay sadex XarumoodCabdi CadeOctober 22, 2018 by Cabdi CadeOctober 22, 20180 Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha warfaafinta, boostada iyo khayraadka biyaha. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa... Read more
Soomaali kasoo laabatay dalka Eritrea oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)Cabdi CadeOctober 21, 2018 by Cabdi CadeOctober 21, 20180 Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay qaxooti Soomaaliyeed oo sanado badan kunoolaa dalka Eritrea, kuwaa oo doortay in dalkooda hooyo dib loogu celiyo... Read more
Axmed Madoobe oo Eedeeyay dowlada Madaxweyne FarmaajoCabdi CadeOctober 21, 2018 by Cabdi CadeOctober 21, 20180 Madaxweyanaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta hadal ka jeediyay furitaanka Shirka wadatashiga Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa kaga hadlay arimo... Read more
Xil ka qaadis lagu sameeyay Maxamed Cusmaan Qalaafow (Akhriso Digreeto)Cabdi CadeOctober 21, 2018 by Cabdi CadeOctober 21, 20180 Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan Maxamed Cusmaan Qalaafow. Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle... Read more
Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la magacaabay(Akhriso Magacyada)Cabdi CadeOctober 21, 2018October 21, 2018 by Cabdi CadeOctober 21, 2018October 21, 20180 Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koomnfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekunaa, ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bisha soo socota lagu wado in ay... Read more