Wararka ka imaanaya magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran, ayaa sheegaya in uu dab xooggan qabsaday garoonka diyaaraha ee Mehrabad, kaas oo kuyaalla magaalada Tehran....
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil , ayaa wali wada duqeymo culus ay ku garaacayaan bartilmaameedyo kuyaalla magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran iyo magaalooyin kale oo ay...
Ciidamo Sirdoon iyo Khiyaano Qaran: Xubno sare oo dawladda Iran ah oo la dilay ama xiran kaddib markii lagu eedeeyay xiriir ay la leeyihiin sirdoonka...
Israa’iil , ayaa ceeb iyo fadeexo weyn kala kulantay weerarkii gantaalaha balastiga loo adeegsaday ee xalay lagu qaaday magaalada Tel Aviv iyo caasimadda Israa’iil iyo...