RW Khayre oo boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga (Daawo Sawirro)
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa saaka dadweyne boqolaal gaaraya salaadii ciidul adxaa kula tukaday masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Tukashada...