Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ayaa gaadiidkooda jiirsiiyey askari ka tirsan...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay xilkii ka qaaday Xeer Ilaaliyihii Guud ee Maraykanka Jeff Session. Talaabadan ayaa xisbiga Dimoqraadigu ay uga digeen inuu...
Taliska ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhacdadii shalay ciidamadoodu ku dileen dad shacab ah ka dib qaraxyo lagula eegtay...
Howlgalka Qaramada Midoobay ee Somalia ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray xiisada siyaasadeed oo ka dhalatay doorashooyinka Maamulka Koonfur galbeed. War-saxaafadeedkan ayaa ka soo baxay xafiiska...