(Daawo Sawirro) Olole cusub oo caawa laga bilaabay Wadooyinka Magaalada Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Nadaafadda ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci darrada ah loogu soo daaq-geeyo Waddooyinka Caasimadda. Duqa Muqdisho ahna...