Taliyaha Ciidanka Booliska K/Galbeed Col. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada amniga ee ku sugan Baydhabo. Col.Mahad ayaa amar ku siiyey...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta gaaray  magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen madaxda ka...
Maxkamada Ciidamada ee Puntland ayaa xukuno kala gedisan ku riday rag loo heytsto Alshabaab iyo Daacish oo falal dilal iyo qaraxyo la sheegay inay ka...
Maamulka Telefishanka CNN ee dalka Maraykanka ayaa dacwad ku oogay Madaxweynaha dalkaas Trump ka dib markii Aqalka Cad uu ruqsaddii kala noqday mid ka mid...
Ciidamada booliska Somalia ayaa howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho ku soo qabtay koox la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa isku-shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada. Wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiskiisa ayaa lagu magacaabay Wasiir,...