Haweeney reer Galbeed ah oo lagu afduubtay dalka Kenya & Wararkii ugu dambeeyey
Saraakiisha dowlada Kenya ayaa xaqiijiyey in Haweeney Talyaani ah laga afduubtay degaanka Kalifi markii koox hubeysan ay weerareen goob laga dukaameysto oo halkaas ku taalla....