La-taliyaha Guddoomiye Mursal oo lagala wareegay gaari dagaal & Ilaalo uu lahaa
Heyadda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa la sheegay inay la wareegtay Gaari dagaal iyo ciidamo ilaalo uu ahaa la-taliyaha guddoomiyaha Baarlamanka Cabdiqaadir Maxamed Nuur...