Taliye Indha-qarshe oo kormeeray Xerada ciidamada Kumandoska ee Bali-doogle (Daawo Sawirro)
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tagay Saldhigga ugu weyn ee Ciidanka Kumaandoska DANAB oo ku...