Xildhibaan ku eedeeyey dowladda Somalia iney ka dambeysay Weerarkii Kismaayo
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Hotel ku yaalla Magaalada Kismaayo iney ka dambeysay dowlada Somalia...