Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya....
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh halkaasoo uu kulan kula qaatay...
Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka dawladda FS ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo uu todobaadka...
Dauuuarado dagaal ayaa duqeymo waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Somalia. Duqeynta ayaa la sheegay inay ka dhacday degaanka Amreereey...
Abaanduulaha Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya Gen Diomede Ndegeya oo booqasho ku tegay Taliska qeybta 1aad ee Ciidamada Uganda. Waxaa uu sheegay in booqashadan...