Dowlada Somalia iyo Shirkadda Al-Beyrak oo heshiis cusub kala saxiixday (Sawirro)
Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta heshiis cusub ku kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca...