Madasha Xisbiyada Qaran oo War culus ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran oo War culus ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Madasha Xisbiyada qaran ayaa sheegtay in Shirka Dhuusamareeb wajigiisa saddexaad uusan u muuqan mid isku soo dhaweynaya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Madasha ayay sidoo kale kaga jawaabtay been abuur ay sheegtay in looga sameeyay magaalada Dhuusamareeb, taasoo ah in guddiga farsamada doorashooyinka aysan wax wadatashi ah la sameyn.

“Guddiga Farsamada Doorashooyinka ee lagu dhisay Dhuusamareeb wax wadatashi ah lama samayn Madasha, mana jiro kulan dhexmaray labada dhinac oo looga tashanayay arrimaha doorashooyinka” ayaa lagu yiri qoraalka oo ku bilowday sidatan:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -