Wasaarada Ganacsiga oo soo bandhigtay qandaraas la xiriira calanka Somalia (Akhriso)
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Heshiis Ganacsi la galaysa shirkadaha sameeya daabacaada ee awooda u leh inay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed. Tartan daah-furan ayey...