Allbanaadir.com
NEWS

Wasaarada Ganacsiga oo soo bandhigtay qandaraas la xiriira calanka Somalia (Akhriso)

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Heshiis Ganacsi la galaysa shirkadaha sameeya daabacaada ee awooda u leh inay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed.

Tartan daah-furan ayey wasaaradu sheegtay in loo sameyn doono shirkadaha soo buuxin kara shuruudaha uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo ku qoran Warqada hoose:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi iyo Mustafa Cagjar oo yeeshay kulan arimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Cabdi Cade

Amniga Muqdisho oo la xoojiyey iyo baaritaano culus oo bilowday (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Wasiir Fiqi oo shaaciyey hadal wadnaha gooyey Itoobiya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---