Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu laayey qarax jidka loo dhigay & Al-Shabaab oo sheegatay
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax maanta ciidamada Itoobiya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Bay. Qaraxa ayaa ka dhacay wadada u dhaxeysa Magaalada Baydhabo...