Wixii ka dambeeyay dagaalkii India iyo Pakistan ee 2025, dawladda Pakistan waxay Muniir u dallacsiisay darajada Field Marshal 20kii Maajo 2025, taasoo ka dhigtay shakhsigii...
Iyadoo si toos uga shidaal qaadanaysa buug-ciyaareedka BRICS, Tansaaniya waxay ku dhawaaqday inay si rasmi ah uga mamnuucday doolarka Maraykanka wax kala iibsiga gudaha. Bangiga...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah u ansixisay heshiis iskaashi amni oo ay la gashay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya (NISA), si wadajir ah loola dagaallamo...
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho Isniintii, isagoo si buuxda ula...
Dagaal culus ayaa mar kale ka qarxay saaka duuleedka deegaanka Ceel-hareeri ee Gobalka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ruushka iyo Ukraine ay ogolaadeen dib u billaabida Wada hadallada lagu xallinayo dagaalka socday afarta sano. Hadalka Trump...