Xabbad-joojintii uu dhexdhexaadiyay Trump ee Pakistan iyo Hindiya ayaa u muuqata mid aan dhaqan gelin illa hadda kaddib markii milatariga Pakistan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Türkiye Hakan Fidan ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo loo isticmaalay maadooyinka Arsenic iyo Mercury. Fidan waa nin hoggaamin...
Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa sheegay in Pakistan iyo Hindiya ay ku heshiiyeen xabbad joojin degdeg ah. Trump, wuxuu ku dhawaaqay inuu dhex...
Kashmiir waa mid ka mid ah gobollada ugu badan ee lagu muransan yahay adduunka, tan iyo bartamihii qarnigii 20-aad, colaad Kashmiir waxay noqotay mid daba...
Qarax xoogan ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Dayniile iyo Daru-salaam ee gobolka Banaadir kaasoo loo adeegsaday miino wadada...
Heshiiskii Xuutiyiiyinta kadib Madaxweyne Trump ayaa u jiheystay dhanka Gaza si heshiis looga gaaro dagaalka aan dhamaadka laheyn ee halkaas ka socdo Trump ayay u...
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in askar Israa’iiliyiin ah ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen qarax ka dhacay dhismo ay ku sugnaayeen gudaha magaalada Rafax ee koonfurta...