Qarax xoogan ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Dayniile iyo Daru-salaam ee gobolka Banaadir kaasoo loo adeegsaday miino wadada...
Heshiiskii Xuutiyiiyinta kadib Madaxweyne Trump ayaa u jiheystay dhanka Gaza si heshiis looga gaaro dagaalka aan dhamaadka laheyn ee halkaas ka socdo Trump ayay u...
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in askar Israa’iiliyiin ah ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen qarax ka dhacay dhismo ay ku sugnaayeen gudaha magaalada Rafax ee koonfurta...
Madaxweyne Trump, ayaa lagu warramayaa inuu xiriirka u jaray RW Israel Netanyahu , taasoo lagu wargeliyay saraakiisha Israa’iil, sida ay Al Jazeera ka soo xigatay...
Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u ballaarinaysa saldhigga milatari ee Baladogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, si ay u xoojiso dagaalka ka dhanka ah...
Wararka ka imaanaya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday labo ruux oo kalena ay dhaawacmeen ka dib markii...
Pakistan ayaa wax yar ka hor ku weerartay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Hindiya , iyadoo qaraxyo laga maqlay garoonka diyaaradaha Jammu,...