Xassan Shiikh oo ku dhawaaqay Xisbi cusub (Sawirro)
Shirwayne looga dhawaaqayey xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xisbigan ku midoobay Madaxda DF sida Madaxweynaha, RW, Gudoomiyeyaasha labada aqal...