Shaqaalaha rayidka DF oo maanta la fasaxay (Sababta)
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, waxay u hambalyeysay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 oo ku beegan maanta “Waxaa la ogeysiinayaa in Khamiista,...