Hindiya iyo Pakistan ayaa midba midka kale ku eedeeyay “xadgudub” saacado ka dib markii labada waddan ay sheegeen inay ku heshiiyeen xabbad-joojin ka dib maalmo...
Waxaa soo gebageboobay wareeggii afraad ee wadahadallada dadban ee u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka oo ka dhacay magaalada Mascat ee dalka Cuman iyadoo ay dhex-dhexaadinayso...
Sida uu qoray wargeyska Jerusalem Post ee ka soo baxa Israel Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa qorsheynayo inuu aqoonsado dowlad Falastiin,inya uu ku guda jiro...
Iraq oo soo saartay amar xiritaan oo ka Dhan ah Madaxweynaha Ku-meelgaarka Suuriya Axmed al-Sharaa. Xildhibaanada baarlamanka dalka Ciraaq ayaa soo saaray amar lagu xirayo...
Warbixin Maaliyadeed oo uu daabacay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda ayaaa lagu sheegay in sanadkii 2024 ay dowladdu soo xareysay $369,353,791 oo canshuur ah. Dakhligaas...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku casuumay Ukraine inay ka qeyb gasho “wadahadal toos ah” oo dhici doona 15-ka May, saacado kadib markii hogaamiyeyaasha Yurub...
Xabbad-joojintii uu dhexdhexaadiyay Trump ee Pakistan iyo Hindiya ayaa u muuqata mid aan dhaqan gelin illa hadda kaddib markii milatariga Pakistan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...