Author : admin
2409 Posts -
0 Comments
Shaki laga muujiyey Maareeye & ku xigeen sheegtay in loo magacaay heyadda Isgaarsiinta Qaranka !!
Waxaa Shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ay iskugu yimaadeen shaqaalaha iyo howlwadeenada heyadda isgaarsiinta Qaranka. Waxaa kulankaas lagu shaaciyey in Cabdullahi Cabdicasiis oo hadda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo War kasoo saaray shaacinta liiska Xildhibanada Labada Aqal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha...
Xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka FEIT oo beeniyeey Liiska u shaaciyey guddoomiyaha !!
Xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminayo Xogahayah Guddiga ayaa ka biya-diiday go’aanka Guddoomiyaha Gudiga iyaga oo ku eedeeyay in uu qaaday...
Maxay tahay qeyla-dhaanta ka soo yeertay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya.?
Howl-wadeen ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa saxaafadda u soo dusiyay cabasho ka dhan ah Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane...
Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo bilaabay ku takrifal awooddeed iyo qabyaalad !!
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa guddaha wasaaradda ka bilaabay eex iyo musuqmaasuq saameyn badan ku yeeshay shaqaale...